U bood qeybta ugu muhiimsan
Hada Waa Diyaar

Ku soo dhawoow Turath

Turath waa madasha ugu wanaagsan ee xifdinta hidda-sidaha diiniga ah ee Soomaalida. Ku hel muxaadarooyin, fataawo, iyo aqoonta culimada Soomaaliyeed — gacanta kuu taalla.

Turath App

Nagu Saabsan

Inaan u adeegno dhaxalka Culimada Soomaaliyeed, anagoo noqonayna Buundo Casri ah oo isku xidha Culimada iyo guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed.

Qiyamkeenna

Goob walba iyo goor kasta.

1. Kaydinta dhijitaalka ah & xifdinta dhaxalka culimada soomaaliyeed. 2. Faafinta Cilmiga shareecada & dhiirigelinta waxbarashada joogtada ah. 3. Isku xidhka Culimada & Bulshada.

Su'aalaha Badanaa La Isweydiiyo

Ciwaan kee baan ku geli karaa?

Waxaad ku gali kartaa ciwaankaaga Gmailka iyo Apple-ka, lagaama rabo Email ama password.

Wararkii Ugu Dambeeyay

La soco Turath!

La soco Turath!

Kala soco App-ka Turath:Instagram: instagram.com/TurathAppFacebook:  facebook.com/TuraasculimoTelegram: t.me/Turaasculimo

Akhri Sii Socota

Ma diyaar baa inaad barato oo aad dhageysato?

Hadda kala soo deg Turath mobeelkaaga, oo bilow safarkaaga raadinta aqoonta.