La soco Turath!
Kala soco App-ka Turath:Instagram: instagram.com/TurathAppFacebook: facebook.com/TuraasculimoTelegram: t.me/Turaasculimo
Akhri Sii SocotaTurath waa madasha ugu wanaagsan ee xifdinta hidda-sidaha diiniga ah ee Soomaalida. Ku hel muxaadarooyin, fataawo, iyo aqoonta culimada Soomaaliyeed — gacanta kuu taalla.
Inaan u adeegno dhaxalka Culimada Soomaaliyeed, anagoo noqonayna Buundo Casri ah oo isku xidha Culimada iyo guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed.
1. Kaydinta dhijitaalka ah & xifdinta dhaxalka culimada soomaaliyeed. 2. Faafinta Cilmiga shareecada & dhiirigelinta waxbarashada joogtada ah. 3. Isku xidhka Culimada & Bulshada.
Waxaad ku gali kartaa ciwaankaaga Gmailka iyo Apple-ka, lagaama rabo Email ama password.
Kala soco App-ka Turath:Instagram: instagram.com/TurathAppFacebook: facebook.com/TuraasculimoTelegram: t.me/Turaasculimo
Akhri Sii SocotaHadda kala soo deg Turath mobeelkaaga, oo bilow safarkaaga raadinta aqoonta.